Xildhibaan cusub oo kusoo baxay kursigii ay ku fadgisay Xaaska Guddoomiye Mursal (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacday doorashada kursiga tirsigiisu ahaa #HOP59 oo horey ugu fadhisay Xaaska Guddoomiyaha Gollaha Shacabka Samiiro Xasan Cabdulle . Kursigan oo horey u ahaa qoondo dumar ayaa la furay doorashadiisa, waxaana kursigan ku tartamay oo isku diiwaangeliyay labo musharax oo kala ahaa Mohamed Abdullahi Buraale ( Raaxeeye) … Continue reading Xildhibaan cusub oo kusoo baxay kursigii ay ku fadgisay Xaaska Guddoomiye Mursal (Sawirro)